G
Goobjoog
· 1 maalin ka horDhaqaale

Dekadda Boosaaso oo Xiran in ka Badan 10 Maalmood, iyo Ganacsatada oo ka Gadoodsan Canshuur Kordhinta Maamulka Puntland

Inta badan xarumaha ganacsiga ee magaalada Boosaaso ayaa maanta albaabada loo laabay, kaddib markii ganacsatadu ay bilaabeen mudaharaad ay uga soo horjeedaan xirnaanshaha dekedda Boosaaso iyo cashuur kordhin ay sheegeen inay Puntland ku soo rogtay badeecadaha.

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.