HM
Horseed Media
· Adduunka

Isbahaysiga Sacuudiga oo duqeymo ku qaaday bartilmaameedyo ay Xuutiyiintu isticmaalaan

Isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudi Carabiya ee dagaalka Yemen ayaa qaaday duqeymo lagu burburiyay bartilmaameedyo ay isticmaali jireen Xuutiyiinta, sida uu sheegay afhayeen u hadlay isbahaysiga Jimcihii.

Tebinta warbaahin kasta

Ka akhri Horseed Media ↗
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Horseed Media.