HM
Horseed Media
· 4 maalmood ka horCaalamka

Iiraan oo weerartay Baxrayn iyo Kuwait kadib markii Mareykanka uu duqeeyay dhulkooda

Iiraan oo weerartay Baxrayn iyo Kuwait kadib markii Mareykanka uu duqeeyay dhulkooda

Iran ayaa weerar duqeyn ah ku qaaday Baxrayn iyo Kuwait iyadoo sheegtay inay bartilmaameedsatay "85 xarumood oo militari oo Mareykan ah" kadib duqeynmo uu Mareykanka la beegsaday gobolka Hormozgan iyo magaalada dekedda leh ee Mahshahr.

Warka oo dhammaystiran ka akhri Horseed Media
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Horseed Media.