A
Allbanaadir
·

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Nairobi u tagay safar aan la shaacin.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya, halkaas oo uu u tagay safar shaqo.…