SM
Shabelle Media Network
· 2 saac ka hor

SoDMA oo Muqdisho ka furtay shir qaran oo looga diyaar garoobayo Super El Niño 2026

SoDMA oo Muqdisho ka furtay shir qaran oo looga diyaar garoobayo Super El Niño 2026

MUQDISHO — Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee Soomaaliya (SoDMA) ayaa Muqdisho ka furtay shir qaran oo looga hadlayo sidii dalka loogu diyaarin lahaa saameynta laga filayo cimilada Super El…