SM
Shabelle Media Network
· 2 saac ka hor

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Baydhabo si rasmi ah u soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur…