KT
Kaab TV
· Ammaan

Duqeyn Drone ah iyo dagaallo ka dhacay Jameeco iyo Leego

Xaaladda amni ee deegaannada Jameeco, Leego iyo nawaaxigooda ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ka dhacay dagaallo iyo weerarro kala duwan oo lagu beegsaday fariisimo ciidan, xilli uu sii…