Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal

Jabuuti – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah kula qaatay Madaxweynaha…