Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
SoDMA iyo UDHIS oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Gurmadka Musiibooyinka
MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Guddiga Ururka Dhaqdhaqaaqa…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidaySM
SoDMA iyo UDHIS oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Gurmadka Musiibooyinka
MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Guddiga Ururka Dhaqdhaqaaqa…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗RJ
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.