Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Kulan dhex maray Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Muqdisho, 30 Sebtembar 2026 — Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdilqaadir…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Kulan dhex maray Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka
Muqdisho, 30 Sebtembar 2026 — Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdilqaadir…
Ka akhri Goobjoog ↗
RG
Radio Galgaduud
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday Ra’iisul Wasaarihii hore Rooble
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa booqasho salaan iyo is-xogwaraysi ah ugu tagay Ra’iisul Wasaarihii hore ee…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay