Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
UK oo walaac ka muujisay dagaallada dib uga qarxay Baydhabo
Muqdisho, 30 Sebtembar 2026 — Safaaradda Boqortooyada Midowday ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay dagaallada dib uga bilowday magaalada Baydhabo iyo saameynta ay colaadahaasi ku yeelanayaan dadka rayidka ah. Qoraal…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
UK oo walaac ka muujisay dagaallada dib uga qarxay Baydhabo
Muqdisho, 30 Sebtembar 2026 — Safaaradda Boqortooyada Midowday ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay dagaallada dib uga bilowday magaalada Baydhabo iyo saameynta ay colaadahaasi ku yeelanayaan dadka rayidka ah. Qoraal…
Ka akhri Goobjoog ↗KT
UK oo walaac ka muujisay colaadda Baydhabo iyo xaaladda bani’aadantinimo ee Koonfur Galbeed
Dowladda Britain ayaa walaac ka muujisay colaadda iyo iska horimaadyada kusoo noqnoqday magaalada Baydhabo, iyadoo sheegtay in rabshadaha sii socda ay saameyn ku yeelan karaan shacabka iyo xaaladda…
Ka akhri Kaab TV ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.