Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Safiirka cusub ee Midowga Yurub oo booqday xarunta tababarka ciidanka Soomaaliya

Safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay xarunta Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM Somalia), halkaas oo uu kula kulmay saraakiisha iyo masuuliyiinta hawlgalka.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Safiirka cusub ee Midowga Yurub oo booqday xarunta tababarka ciidanka Soomaaliya
Safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay xarunta Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM Somalia), halkaas oo uu kula kulmay saraakiisha iyo masuuliyiinta hawlgalka.
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Taliyaha Ciidanka XDS oo Qaabilay Agaasimaha Shaqaalaha Militariga Midowga Yurub
Muqdisho – Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Sarreeye Guud Michiel…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay