KT
Ciidanka Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Yaaq-shabeel, Laguna Dilay Xubin Sare oo Al-Shabaab ka Tirsanaa
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa la sheegay inay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Yaaq-shabeel ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo lagu bartilmaameedsaday goob ay…
Ka akhri Kaab TV ↗