KT
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo dalbaday in la hakiyo amarka Ra’iisul Wasaaraha ee shaqaalaha rayidka
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in si degdeg ah loo hakiyo dhaqangelinta amarka Ra’iisul Wasaaraha ee la xiriira tartanka…
Ka akhri Kaab TV ↗