Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Aqalka Sare oo Akhrinta Labaad Marsiiyey Hindise Xeereedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Aqalka Sare oo Akhrinta Labaad Marsiiyey Hindise Xeereedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud
Aqalka Sare oo Akhrinta Labaad Marsiiyey Hindise Xeereedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi…
Ka akhri Radio Galgaduud
SM
Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga
MUQDISHO – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka 8-aad ee Kalfadhiga 8-aad ee Golaha Aqalka Sare, kaas oo…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
Somalia Senate Approves Revenue Authority Bill and Two Constitutional Commission Members
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Upper House of Parliament has approved legislation establishing a national Revenue Authority and endorsed two new members of the Independent Constitutional Review…
Ka akhri Shabelle Media Network
G
Goobjoog
AQALKA SARE OO ANSIXIYAY HINDISE-SHARCIYEEDKA DHISMAHA HAY’ADDA DAKHLIGA QARANKA
Muqdisho, 21 Sebtembar 2026 — Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga Qaranka. Hindise-sharciyeedkan ayaa horey u soo…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay