Qaramada Midoobay: 8,513 qof ayaa ku waxyeelloobay dagaalka Yemen tan iyo Agoosto
Ugu yaraan 1,574 qof ayaa lagu dilay, halka 6,939 kalena lagu dhaawacay Yemen tan iyo bilowgii bishii Agoosto, sida ay sheegtay Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO.