Uganda oo hakisay iskaashigii militari ee Turkiga, iyadoo arrintu saameyn ku yeelan karto amniga Soomaaliya
Dowladda Uganda ayaa si degdeg ah u hakisay dhammaan iskaashigii difaac iyo militari ee ay la lahayd Turkiga, iyadoo sheegtay in tallaabadaasi ay sii jiri doonto ilaa la xalliyo arrimo ay labada dhinac kala tabanayaan.