G
Goobjoog
· 5 maalmood ka horCaalamka

Maxay tahay Shaqada Guddiga Maamulka Gaza ?

Kun maalmood oo dagaal iyo burbur ka dib, waxaa Marinka Gaza laga hirgeliyay Guddiga Qaranka ee Maamulka Gaza, kaas oo lagu sameeyay qorshe ku-meel-gaar ah oo ay taageerayaan dhinacyo caalami ah.

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.