G
Goobjoog
· 1 maalin ka horSiyaasad

Wasaaradda Gaashaandhigga oo Baaritaan ku Bilowday Askar Ku Xadgudbay Calanka Mareykanka

MUQDISHO, Soomaaliya — Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga gashay muuqaal dhowaan ku baahay baraha bulshada, kaasi oo muujinayay shakhsiyaad ku labisan dareeska Ciidanka Xoogga Dalka…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.