HM
Horseed Media· 1 saac ka horNin ku eedeysan musuqii “Feeding Our Future” oo dib loogu soo celiyey Mareykanka

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Federaalka ee Gobolka Minnesota ayaa xaqiijiyey in Cabdikariim Ciidleh, oo 42 jir ah oo laga soo qabtey Soomaaliya, hadda lagu hayo xabsiga degmada Sherburne
Warka oo dhammaystiran ka akhri Horseed Media ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Horseed Media.