JN
Jowhar News
· Siyaasad

RW Xamsa oo gaaray Jeddah iyo Sacuudiga oo garab istaag u muujiyay Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa gaaray magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga, halkaas oo si rasmi ah loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha caalamiga ah…