RG
Radio Galgaduud
· Siyaasad

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo Kulan la Yeeshay Ganacsatada Beeraleyda si Loo Ballariyo Suuqyada Wax-soo-saarka Dalka

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo Kulan la Yeeshay Ganacsatada Beeraleyda si Loo Ballariyo Suuqyada Wax-soo-saarka Dalka

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta kulan la yeeshay ganacsatada iyo beeraleyda Soomaaliyeed, kaas oo diiradda…