DadkaMeelaha
G
Goobjoog
· 20 saac ka hor

Laba Caqabadood oo Ragaadiyay Galmudug oo Liibaan Axmed Xasan Ballanqaaday inuu Xalinayo

Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urursiyaasadeedka JSP, Liibaan Axmed Xasan, oo shalay si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb, ayaa kumannaan ka mid ah shacabka reer Galmudug u jeediyay khudbad dhinacyo…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.