KT
Kaab TV
·

Webiga Shabeelle ee mara Jowhar oo biyo badan keenay

Heerka biyaha Webiga Shabeelle ee magaalada Jowhar ayaa toddobaad gudihii kor u kacay 2.22 mitir, isagoo gaaray 4.70 mitir, sida lagu sheegay xogtii ugu dambeysay ee FAO-SWALIM ee muddadii u…