G
Goobjoog
· 2 saac ka horCaalamka

Iiraan oo sheegtay inay gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ku weerartay saldhigga Ali Al Salem ee Kuwait

Xiisadda Bariga Dhexe ayaa sii xoogeysatay, kadib markii Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan (IRGC) ay ku dhawaaqeen inay fuliyeen weerar loo adeegsaday gantaallo iyo diyaarado aan duuliye…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.