RJ
Radio Jowhar
· Ammaan

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Baraawe kula hadlay ciidamada la wareegay amniga magaalada

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa duleedka magaalada Baraawe kula hadlay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Guutada 8-aad ee…