KT
Kaab TV
·

Himilo Qaran oo Xasan Sheekh uga digay weerar lagu qaado xarumaha mucaaradka

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa digniin u diray Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo uga digay cawaaqibka ka dhalan kara weerar…