KT
Kaab TV
· Siyaasad

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka digay doorashooyin hal dhinac ah

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si cad uga horyimid jihada ay ku socdaan qorshayaasha doorashooyinka dalka, iyagoo oo ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu wado tallaabooyin hal…