HM
Horseed Media
· 2 saac ka horDhaqaale

Markab Shidaal u sidey Dekadda Bosaso oo lagu afduubtey Gacanka Cadmeed

Markab Shidaal u sidey Dekadda Bosaso oo lagu afduubtey Gacanka Cadmeed

Markabka Asana, oo sita calanka Tanzania, islamarkaana ahaa markab qaada shidaal iyo kiimikooyin ayaa ku jeedey dekedda Boosaaso ee Puntland, Soomaaliya.

Warka oo dhammaystiran ka akhri Horseed Media
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Horseed Media.