G
Goobjoog· 2 maalmood ka horDowladda iyo Booliska oo adkeeyay isku dheellitirka xorriyadda hadalka iyo isla xisaabtanka baraha bulshada
Muqdisho – Dood xooggan ayaa ka taagan Soomaaliya kadib tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee ay qaadeen ciidamada Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliska Gobolka Banaadir iyo waaxda Dambi-baarista ee CID, kuwaas oo…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.