Ciidamada ammaanka Beledweyne oo ka hortagay weerar argagixiso oo lagu qaaday magaaladaas
Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa ka hortagay fal argagixiso oo la sheegay in ay qorsheynayeen labo xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo doonayay in ay weerar ka geystaan xaafadda Xaawo-taako ee magaalada Beledweyne.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.