Ciidanka Danab oo Hawlgal ay Ka Fuliyeen Shabeellaha Hoose, ku diley 9 xubnood oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab
Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu beegsaday…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.