SM
Shabelle Media Network· 1 maalin ka horCiidamada dab-damiska oo damiyay dab xooggan oo ka kacay Suuqa Bakaaraha

Muqdisho – Ciidamada Dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.
Ku saabsan