RJ
Radio Jowhar
· Ammaan

AUSSOM iyo Jubbaland oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga ee Kismaayo

Taliyaha Ku-xigeenka Qaybta Labaad ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), Kornayl Daanyeel Musau, ayaa magaalada Kismaayo kulan kula yeeshay Madaxweynaha…