G
Goobjoog· 3 maalmood ka horDawladda Soomaaliya oo war ka soo saartay wada-hadalladii saacadihii la soo dhaafay ay la gashay mucaaradka
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay kulamadii saacadihii soo dhaafay dhexmaray wakiillo ka socday Dowladda Federaalka iyo mucaaradka ee lagu qabtay magaalada Muqdisho
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.