G
Goobjoog· 2 saac ka horSoomaaliya oo Shaacisay Qorshaha Qodista Ceelka Holhol iyo Wejiga Cusub ee Sahminta Shidaalka Berriga
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhowaqday tallaabo weyn oo loo qaaday dhanka soo saarista kheyraadka dabiiciga ah, ka dib markii ay shaacisay in dhowaan la bilaabi doono qodista ceel shidaal…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.