G
Goobjoog
· 4 maalmood ka horCaalamka

Maraykanka oo duqeymo ka fuliyay koonfurta Iiraan iyo Tehran oo ku dhawaaqday inay ka bixinayso jawaab adag

Xiisadda u dhexeysa Maraykanka iyo Iiraan ayaa si weyn u sii xoogeysatay, kadib markii ciidamada Maraykanku ay duqeymo cirka ah ku qaadeen bartilmaameedyo ku yaalla koonfurta Iiraan.

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.