HM
Horseed Media
· Adduunka

Yemen: Duqeynmo lala beegsaday xarumaha Xuutiyiinta

Ciidamada dowladda Yemen ayaa sheegay inay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku bartilmaameedsadeen sahay ciidan oo ay leeyihiin Xuutiyiinta, taas oo ku taalla goobta Huwaishan ee jiidda hore ee al-Jawf.

Tebinta warbaahin kasta

Ka akhri Horseed Media ↗
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Horseed Media.