G
Goobjoog· 1 maalin ka horMADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO TABABAR U SOO XIRAY SARAAKIIL IYO SARAAKIIL-XIGEENNO KA QALIN JABIYAY DUGSIGA TURKSOM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno si guul leh u dhammeystay sanad waxbarashadooda ciidan ee Dugsiga Tababarka ee TURKSOM.…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.