RJ
Radio Jowhar
· Siyaasad

XFS oo ku dhawaaqay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu dhawaan gogol wadatashi uu u fidin doono siyaasiyiinta mucaaradka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka hadlay arrimaha la xiriira doorashooyinka heer federaal iyo wadahadallada siyaasadeed ee dalka, kuwaas oo…