KT
Kaab TV
·

F-16 miyaa loo kicin doonaa Beledweyne? Maxaa ka dhalan kara haddii diyaaradaha dagaalka la adeegsado?

Xiisadda siyaasadeed iyo amni ee magaalada Beledweyne, xarunta gobolka Hiiraan, ayaa dhalisay su’aalo ku saabsan tallaabada xigta ee dowladda federaalka iyo maamulka Hirshabeelle, iyadoo ay jiraan…