KT
Laba qalad oo lagu eedeeyay Aadan Madoobe oo sii murjin kara colaadda Koonfur Galbeed iyo su’aalaha ka dhashay doorka Turkiga iyo Itoobiya
Xiisadda siyaasadeed iyo tan militari ee ka taagan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sii xoogeysanaysa, kaddib markii ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulkaas, Cabdicasiis Xasan…
Ka akhri Kaab TV ↗