G
Goobjoog· 1 maalin ka horRuto oo Shaaciyay Heshiis Weyn oo Kenya Looga Dhisayo Warshadda Sifaynta Shidaalka ee Dangote
Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa ku dhawaaqay in la guda galayo wejiga fulinta mashruuc ballaaran oo lagu dhisayo warshadda ugu weyn ee sifaynta shidaalka Bariga Afrika, kaddib wada-hadallo miro-dhal ah oo uu la yeeshay maalqabeenka reer Nigeria, Aliko Dangote.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.