RJ
Radio Jowhar
· Ammaan

Al-Shabaab oo dad ku laayay Hiiraan iyo dagaal ka socda Tardo

Wararka laga helayo deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhexeeya maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo dadka deegaanka, kaddib dhacdo ka dhacday…