Burcad-badeedda Soomaaliya oo dhibaato ku haya kalluumaysatada iyo ganacsatada Bander Beyla

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dhibaato ku haya kalluumaysatada iyo ganacsatada Bander Beyla

BANDER BEYLA, Soomaaliya — Dib u soo cusboonaanshaha falalka burcad-badeedda ee xeebaha Soomaaliya ayaa saameyn ku yeeshay kalluumaysatada iyo ganacsatada magaalada xeebeedka Bander Beyla ee gobolka…