Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Burcad-badeedda oo siidaysay shaqaalihii markabka Eureka

Burcad-badeedda oo siidaysay shaqaalihii markabka Eureka

Burcad-badeeddii ka degtay markabka Eureka ayaa shaqaalihii oo badqaba ku wareejiyay dadka deegaanka Hulcaanood ee gobolka Karkaar. Mid kamid ah

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Burcad-badeedda oo siidaysay shaqaalihii markabka Eureka
Burcad-badeeddii ka degtay markabka Eureka ayaa shaqaalihii oo badqaba ku wareejiyay dadka deegaanka Hulcaanood ee gobolka Karkaar. Mid kamid ah
Ka akhri Puntland Post ↗
HM
Horseed Media
Shaqaalihii markabka MT Eurek oo lagu wareejiyey maamulka degmada Bandar-bayla.
Shaqaalihii markabka MT Eureka ayaa gelinkii hore ee maanta laga dejiyey degmada Bandar-beyla ee gobolka Karkaar,…
Ka akhri Horseed Media ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay