Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulamo amni ka yeeshay xaaladda degmada Baraawe

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulamo amni ka yeeshay xaaladda degmada Baraawe

Baraawe – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulamo kala duwan la yeeshay saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka, saraakiil ka tirsan howlgalka Midowga…