RG
Radio Galgaduud· 2 maalmood ka horMusharrax Liibaan Axmed Xasan oo Soo Dhaweyn Ballaaran Loogu Sameeyay Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta martigelisay soo dhaweyn ballaaran oo loo sameeyay musharraxa Urur Siyaasadeedka JSP ee hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, kaas oo ay garoonka…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Galgaduud ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Galgaduud.