Mudaaharaadyo cusub oo ka dhacay Faransiiska iyadoo amniga la adkeeyay
Ciidamada booliska iyo kuwa gaarka ah ee amniga ayaa si weyn looga hawlgeliyay magaalooyinka Faransiiska, iyadoo kumannaan qof ay ka qaybqaadanayaan mudaaharaadyo cusub.