G
Goobjoog
· 3 maalmood ka horCaalamka

Trump: “ma doonayo inaan la macaamilo Iiraan, waa dad xanuunsan”

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuusan doonayn inuu la macaamilo dowladda Iran ama mas'uuliyiinteeda, isagoo ku tilmaamay Iiraaniyiinta inay yihiin dad xanuunsan. Trump oo ka hadlayay shirka NATO ee…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.